Gadiidlayda Magaalada Kismaayo oo cabanaya wado xumo kajirta Kismaayo

Wadayaasha gaadiidka ayaa waxay sheegeen inay dhibaato ku qabaan Mashquulka ama Jaamka ka jira wadada halbowlaha u ah magaalada Kismaayo taas oo keentay ciriiri badan ka jira wadooyinka waxaana ka gaabiyey maamulka Axmed Madoobe oo dayacal wax qabashada iyo dayactirka wadoonka Magaalada Kismaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.