Daawo:Xildhibaan Odawaa oo kasoo Horjeeda Horumarka dalka ayaa Codsi udirsaday Dowlada Somaliya

odawaa

Xildhibaan Cabdirixmaan Xuseen Odawaa oo kamida Kooxda Damjadiid oo dalka soomaliya ugastay dib udhac iyo Burbur kuwaas oo ilaa iyo maalintii Xukunka laga tuuray Shaqaalaha kala duwan ee dowlada soomaliya aysan qaadan Sanad ku dhawaad Mushaar ayaa waxuu codsi u diray Dowlada Soomaliya.

Xildhibaan Odaawa oo Booqasho kujoogay Magaalada Cadaado iyo deegano kale oo kamida Galmudug ayaa waxuu dowlada Soomaliyeed ka socday inay wax kaqabato baahiyaha Biyaha ee kajira deegaanada laga soo doortay.

Xildhibaan Odawaa ayaa waxuu kamid yahay dadka kasoo horjeeda horumarka Dalka Soomaliya waxuuna asaga iyo kooxda qaran dumis ay usuxul duubayaan inay dib ugu soo celiyaan dalka Soomaliya Gabre iyo Beesha Caaalamka, Xildhibaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.