Daawo:Senator Fartaag “Nicholas Haysom lagamanicin Somaliya ee waxaa laganacay Villa Somaliya.

fartaag

Senator Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo kamida Aqalka Sarre ee soomaliya iyo Xisbiga Qarandumis ee xasan shiiq Gudoomiyaha u yahay ayaa mar uu maanta ka hadlaayey Magaalada Muqdisho waxuu taageero u muujiyey ergaygii qaramada Midoobay ee Dalka Soomaliya laga Cayrshay kasoo faragalin ku sameeyey Madaxbanaanida Ummada Soomaliyeed.

Fartaag ayaa waxuu yiri “Nicholas Haysom lagamanicin Somaliya ee waxaa laganacay Villa Somaliya” hadaalkaas Fartaag kasoo yeeray ayaa mid uu tageero ugu Muujinaayey Cadowga Soomaliyeed iyo kuwa raba inay Soomaliya dib ugu ceshaan xiligii Gabre ka talin jiray.

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.