Xildhibaanada Soomaliya oo ku Baaqay in lajoojiyo Dagalka Kasocda Hiiraan iyo Galgaduud

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ku Baaqay in Lajoojiyo Dagaal beeleedka ka socda Xadka u dhexeeya Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud, dagaaladaan ayaa sababay qasaaro nafeed, dhaawac iyo Barakaciyin Balaaaran oo saameysay dadka xoolo dhaqatada ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.