Daawo:Senator Cabdiwaaxid Cilmi Oo Ka Tirsan Aqalka Sare ayaa Booqday Laanta Jaamacadda Ummadda Ee Cabdudwaaq.

goonjeex

Senator Cabdiwaaxid cilmi Goonjeex oo kamida xubnaha aqalka sarre ee Soomaliya ayaa waxuu booqday Jaamacadda Ummadda Laanteeda Cabdudwaaq Senator Goonjeex ayaa waxuu kulan laqaatay Maamulka iyo Ardayda Jamaacada Ummada qaybeeda Caabudwaaq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.