Daawo:Maamulka Boosaaso ayaa Gabar la fduubtay waaridkeeda ku wareejiyey

Magaalada boosaaso ee xarunta ganacsiga maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxaa lagu soo bandhigay Gabar dhawaan sheegtay in Kilyaha lagala Baxayo taas laga soo qabtay Magaalda Gaalkacyo waxaana dib loogu soo celiyey Magaalada Boosaaso oo qoyskooda ku sugnaayeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.