Daawo:Bulshada Baardhere ayaa Baaq udiray Dowlada Soomaliya, Hormuud, Dahashiil iyo ummada Soomaliya

bardhere

Qaybaha kala Duwan ee Bulshada Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxay Dowlada Soomaaliya, Shirkadaha Dahabshiil, Hormuud iyo kuwa kale waxay ugu Baaqeen inay ka qayb qaateen Dayactirka Buundada Degmada Baardheere taas oo ubaahan dib udhis degdega.

Buundada Degmada Baardheere ayaa waxaa soo gaaray Burbur balaaran taas oo ay keeneen Roobabka iyo dayactir la’aan, Buudada Degmada Baardheere ayaa waxay ubaahan tahay sidii layskaga kaashan lahaa dhismaheeda haday ahaan lahayn shacab iyo dowlad sida ay sheegeen Bulshada Baardheere.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.