Xubno ka Tirsan Baarlamaanka ayaa baaq u diray beelaha dagaalamaya Galmudug iyo Hirshabeele

warfaa

Qaar kamida Xildhibaanada Dowlada federaalka ah ee Soomaliya ayaa waxay ka hadleen dagaalada kasocda Hirshabeele iyo Galmudug waxayna ugu baaqeen in sida ugu dhaqsaha Badan lagu joojiyo dagaalada kasocda Deegaanadaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.