Daawo:Qaabkii Madaxweynaha Koofur Galbeed loogu soo dhaweeyey Xudur

Madaxweynaha cusub ee Maamul Goboleedka koofur Galbeed Soomaaliya Cabdi-casiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo aqbalay codsigii bulshada reer bakool oo ahaa in safarkiisa ugu horeeya uu ku bilaabo Gobolka Bakool ayaa wafdi oo uu horkacayo waxa si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.