Daawo:Musharaxa Madaxweynaha Puntland Dr Cali Ciise Cabdi oo si rasmi ah ugu dhawaaqey Musharaxnimadiisa

cali

Dr Cali Ciise Cabdi ayaa waxaa uu si rasmi ah ugaga dhawaaqay Magaalada Garoowe ee caasumada Puntland inuu yahay Musharaxa Madaxwaynaha Puntland ee doorashada soo socota, Dr Cali Ciise ayaa ah khabiir dhanka dhaqaalaha.

Munaasabadda uu Cali Ciise uga dhawaaqey musharaxnimadiisa ayaa waxaa ka soo qayb galay dadweyne aad ufaro badan, oo isugu jira qaybaha bulshada sida Siyaasiyiin, Waxagarad, Aqoonyahano, dhalinyaro iyo Haween.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.