Warar laga helaayo deegaanka Kaxandhaale oo shalay Dagaalo kadhaceen

Xaalada deegaanka kaxandhaale ee Gobalka Galgaduud ayaa saakay degan kadib markii shalay dagaal xoogan uu ka dhacay Deegaankaasi.

Qadka telaeefanka oo Warbaahonta Gedotimes kula xariirtay ciidamada qaybta 21aad ee halkaas gaaray iyo wariyaal kusugan deegaankii shalay dagaalka kadhacay ayaa waxay sheegeen in Xaalada deegaanka uu yahay mid ka duwan sidii shalay iyo maalmihii dambe.

Dagaalkii shalay  ayaa waxaa la sheegay in ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray dhinacyadii dagaalamay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.