Deg Deg:Xaaf oo Xilka Kaqaaday Shiiq Shaakir Kadib qilaaf soo kala galay

xaaf

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa waxuu caawa Xilka ka qaaday Madaxa Xukuumada Galmuduh shiiq Maxamed Shaakir Cali Xasan waxauuna Xaaf wareegtadiisa kusheegay xiligaan wixii kadambeeya inaan Galmudug Yeelan doonin Ra’issalwasare Kuxigeen.

Xaaf iyo shiiq shaakir ayaa waxay isku afdhaafeen si loo wajihi lahaa dagalada Kasocda Galmudug iyo Hrshabeele.

shaakir

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.