Daawo:Gudoomiye Mursal Mooshinka laga keenay Madaxweynaha waxaan ka baranay Cashar

mursal

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa shir guddoominaya kulanka 31-aad ee Golaha Shacabka oo maanta furmay, Kulanka waxaa soo xaadiray 152 Xildhibaan Ajendaha kulanka ayaa ah hadal jeedinta guddoomiyaha Golaha Shacabka, aqrinta iyo ka doodista miisaaniyadda dowladda 2019.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.