Daawo:Gaas oo sheegay wafti iyo lacag kasocota dowlada Somaliya ma imaankaraan Puntland

gaas

Wasiirada Maamulka Cabdiwali Gaas ee waqtigiisa dhamaaday ayaa sheegay inta lagu guda jiro doorashada Puntland waxaa la Mamnujucay inay soo galaan Mas’uuliyin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaalia, waxaa kaloo lahoojiyey lacagaha ka imaanaya Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.