Daawo:Ciidamo Gaaray Kaxandhaale ee gobolka Galgaduud

Gudiga Xasilinta iyo Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida ee qaybta 21aad ayaa waxay gareen deeganadii dagaalka kadhacay ayakoo booqday goobihii dagaalka kudhacay kuwaas oo xasiloon waxaana deegaankaas ka muuqda raadkii dagaalada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.