Akhriso:Waxgaradka Galmudug oo Xaaf, Odawaa iyo Fiqi ku eedeeyey Dagaalka Kadhacay Kaxandhaale

xaaf

qaar kamida waxgaradka Galmudug ayaa waxay Cabaaray iyo eed dusha uga Tuureen qaar kamida Xildhibaanada dowlada Federaalka ah ee soomaliya iyo madaxwaynha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf oo Xildhibaanada Galmudug ee kusuga Magaalada Cadaado Xilka kaqaadeen.

Xildhibaanadaan lagu eedeyey inay ka dambeeyaan hurinta iyo abaabulka dagaalka Kaxandhaale ayaa Waxaa kale yihiin Xildhibaan Axmed Maclin Fiqi iyo Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) waxagaradkaan ayaa waxay Madaxda Dowlada Soomaliya iyo Golaha Shacabka ka Codsadeen in laga qaado tilaabada ku Haboon.
Labadii Maalmood ee lasoo dhaafay waxaa Galmudug gaar deegaanka kaxandhaale dhacay dagaalo sababay qasaaro Nafeed, dhaawac iyo barakicin.
galmudug

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.