Wasiir Khadiijo oo dib udhigtay Ciyaaraha Gobolada iyo Gobolka Banaadir

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa lagu sheegay in dib loo dhigay Qabashada Tartanka Ciyaaraha Kubadda Cagta ee u dhaxeeya Dawlad goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir.

Wasiir Khadiijo ayaa waxay sheegtay Tartanka Ciyaaraha Kubadda Cagta ee u dhaxeeya Dawlad goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir oo laqaban lahaa Bishaan December dib loogu dhigay sanadka Soocda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.