Gaadiidleyda ka howlgasha magaalada Kismaayo oo ka cabanaya sare ukac ku yimid qiimaha Shidaalka

Gaadiidleyda ka howlgasha magaalada Kismaayo ayaa waxay ka cabanayaa sare u kac balaaran oo ku yimid qiimaha Shidaalka lakala siisto Taas oo kaliftay inj Gadiidlaydii ay ku dhacday shaqo la’aan, Gadiidlayda ayaa waxay sheegen in shidaalka ay keenaan dadyar oo Xariir leh Maamulka ugu sareeya Jubbaland kuwaas oo qaymaha shidaalka marna kor u qaada marna hoos.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.