Daawo:Khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay Baladweyne

qarax

Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa kadhacay qarax kaas jugtiisa laga maqlay Xaafadaha Magalada Baladweyne qaraxa ayaa ahaa Miino dhulka lagu aasay waxuuna kadhacay qaraxu Guriga uu kadaganaa Gudoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Cumar Ibraahim Baadiyow, Qasaaraha uu gaystay Qarxaan ayaa ah hal qof oo haweena taas oo isbitaalka Magaalada Baladwayne lagu daawaynayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.