Dhageyso:Caabudwaaq ugaaska iyo Wagaradka ayaa kubaaqay in lajoojiyo dagaalada ka dhacay Hiiraan iyo Gaxandhaale

Ugaaska iyo Golaha odayaasha ayaa maanta ayaa maanta si wadajira baaq nabadeed ugu diray dhinacyadii ku dagaalamay deegaanada Gaxandhaale iyo Maxaas, inay joojiyaan colaada waxii jirana lagu dhameeyo wada hadal Nabadeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.