Daawo:Waxgarad ku Baaqay Joojint Dagaalka Kadhacay xadka Soomaaliya iyo Itoobiya

dagaal

Waxgaradka iyo Culimada Soomaaliyeed ee Gobolka Mudug ayaa ku Baaqay in la joojiyo dagaalka u dhexeysa Beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegannada xadka Soomaaliya iyo Itoobiya, Daalkaan oo geeystay qasaaro nafeed iyo dhaawac ayaa Maanta laga soo sheegaya in deegaanada dalka ka dhacay ay xasiloontahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.