Daawo:Minneapolis Kulan Tacsi iyo Duco ah oo loo qabtay dadkii ku dhinaty qaraxyadii Muqdisho

culumo usa

Thursday 27 December 2018 Sheekh Dr Xasan Jaamici oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee Maraykanka ku nool ayaa tacsi u diray ehelada iyo Asxaabta Cawil Daahir Salaad iyo guud ahaan dadkii ku geeriyooday qaraxyadii Muqdisho ka dhacay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.