Daawo:Maamulka Degmada Luuq iyo Ha’daha Samafalka oo kulan yeeshay

luuq

kulan ay wada yeesheen maamulka Degmada luuq ee gobolka Gedo iyo ha’ayddaha samafalka ee Degmada aya waxaa looga hadlay barakacyaasha kuwasi ay soo wajahday xaalad adag ee dhanka noolasha ah, Barakacayaasha kusugan Degmada Luuq ayaa waxaa soo food saartay cunto yaraan taas oo adkaysan Nolsha dadka halkaas ku sugan oo isugu jira Waayeel, Haween iyo Caruur.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.