Faroole oo Gaaray Garoowe ayaa ka hadlay Doorshada Puntland

farole

Madaxwaynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole ahna Senator ka tirsan aqalka sare iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Garoowe, waxuuna Faroole ka hadlay Xaalada Puntland kusugan tahay Doorashada dhacay Bisha Janaayo ee sanadka soo socda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.