Daawo:Xildhibaan Cabdi shire oo Sheegay inuu ahaa Muraayad aan isku daawado

Xildhibaan Abdi Shire Jama oo kamida xildhibaanada dowlada Federaalka ah ee Soomliya oo ka qayb galay Ducadii dad ki kudhintay qaraxii Muqdisho ka dhacay ayaa waxuu ka hadlay allaha Unxariistee Wariye Cawil daahir waxuuna sheegay ” Marxuum Cawil waxa uu ii ahaa Muraayad aan isku daawada, waana Qofka igu dhiirigaliyey inaan dalka dib ugu soo laabto si aan wadinayaddii usoo noooleyno”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.