Daawo:Dhalinyaro ku xirnayd dalka Uganda oo Caabudwaaq lagusoo dhaweeyey

Maxamed Yuusuf iyo Maxamed Axmed oo kamid ah dhalinyaradii ku xirnayd Dalka Ugandha ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweyey degmada Cabudwaaq, Dhalinyaradan oo si sharci darro ah ugu xirnaa dalka Ugandha ayaa bilihii aynu soo dhafnay dawladda Somalia ka soo sii diisay xabsiyadii ay ku xirnayeen ayagoona xorriyadoodii dib u helay.
Maxamed yuusuf iyo Maxamed Axmed oo maanta soo gaaray waxaa wajiyadooda laga dheehan karay farxad ayagoo aad ugu mahadceliyay dadkii soo dhaweyey.
hoos kadaawo Warbixintii Mowliid Faarax Jaamac

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.