Axmed Madoobe oo 6 Sano Kismaayo Iridkeeda Dhaafi waayey

axmed madoobe

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa maanta  safar ku tegay deeganka Cabadalla Biroole waxaa uu kulan la qaatay  Darwaasiihta Jubbaland ee halkaa ku sugan, isagoo sheegay in la qaadi doono howlkii ugu danbeeyay oo Jubbaland ay dhulkeeda ku xoraynayso

Axmed Madoobe ayaa waxa kaloo sheegay in deegaanada Jubbaland ee shababka haystaan dhawaan laga saarayo Shabab, hadaladaan kasoo yeeray Axmed madoobe ayaa ah kuwa lagu yaqaanay 6dii Sano ee lasoo dhaafay uu ku hayey waxna aysan kasuurta galin  Madaama uusan haysan kalsoonida Shacabka Jubbaland isagoo dhibaato lamida mid shababka ugaystay.

 

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.