Daawo:Buurdhuubo Bananbax looga soo horjeedo ficilada guracan ee kooxda Al-shabaab ayaa kadhacay

Degmada Buurdhuubo waxaa ka dhacay dibad-bax looga soo horjeedo ficilada guracan ee kooxda Al-Shabaab waxaana bananbaxaas ka qayb galay qaybaha kala duwan ee Bulshad Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo oo ugu horeeyo Maamulka, Waxgarad, dhalinyarada iyo Haweenka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.