Daawo:Ardayda Araga La Iyo Qaar Kamid Ah Wasiirada Dowlada Ayaa Qeybka Ahaa Tacsidii Marxuum Cawil Daahir Salaad

cawil

Ardayda Araga La Iyo Qaar Kamid Ah Wasiirada Dowlada Ayaa waxay ka qayb galeen Tacsidii Marxuum Cawil Daahir Salaad oo kudhintay Qaraxyadii ka dhacayt Magaalada Muqdisho kuwaas oo sababay dhimasho dad badan iyo dhaawaca.

Wasiirada Waheliyey Ardaydaan Arag la ayaa waxaa kamid ah Wasiirka Dhalinyarada, Aminga iyo wasiir kuxigoono waxayna dhaamaantoon ilaahay uga baryeen dadkii kudhintay qaraxyadaas in ilaahay dambigooda dhaafo kuwii dhaawacana Samir iyo iimaan siiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.