Muuqaal:Abwaano Hoygiisa ku Booqday Abwaan Hadraawi

Qaar kamida Abwaanada Soomaliyeed ayaa waxay hoygiisa Magaalada Burco ku Booqdeen Abwaan Maxamed Ibraahim “Hadraawo” Ujeedka Socodkooda ay ku yimaadeen Magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa ahaa inay ogaadaan Abwaanka Xaalkiisa caafimaad iyo sida uu yahay iyadoo baraha Bulshada laysla dhexmaraayey warar Been Abuura.

Abwaan HadRaawi ayaa Caafimaadkiisa aad u fiicnaa sida ay shegeen abwaanada Hoygiisa ku booqday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.