Daawo:Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeeray Dib-u-dhiska Ka Socda Xarunta Murtida Iyo Wacyi-gelinta

-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khaye, ayaa maanta kormeeray xarunta Murtida iyo Wacyi-gelinta oo uu ka socodo ololaha Is-xilqaan ee dib loogu dhisayo xarumaha danta guud, goobaha taariikhiga ah iyo wadooyinka.
Ra’iisul wasaare Xasan cali Khayre oo u kuur galay hannaanka uu u socdo guud ahaan ololaha is-xilqaan, gaar ahaan dib-u-dhiska xarunta murtida iyo wacyi-gelinta qaranka oo shaqaalaha dawladdu ay si kaltan ah ay dhismihiisa uga qayb qaataan, ayaa xog waraystay maareeyaha xarunta murtida iyo wacyi-gelinta, Abwaan Cabdullaahi Cusmaan Guure.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.