Daawo:Kulan loogu ducaynayo dadkii ku dhintay Qaraxyadii ka dhacay Muqdisho oo lagu qabtay magaalada Nairobi

cabdishire

Magaalada Nairobi ee Casuumada Dalka Kenya ayaa waxaa lagu qabtay Kulan loogu ducaynayo dadkii ku dhintay Qaraxyadii maalin ka hor ka dhacay Muqdisho kuwaas oo gaystay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Kulankan ducada ah ayaa waxaa kasoo qayb galay Xildhibaan Cabdi shire oo kamida Xildhibaanada Dowlada Federaalka ah,Wariyaal,Aqoonyahano kala duwan, Haween iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada Nairobi waxayna ilaahay uga baryeen into dhimatay inuu dambigooda dhaaf inta Dhaawacana Caafimaad dag daga Siiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.