Daawo:Isimadda Puntland ayaa soo sareen bayaan ku’aadan Doorashada Puntland

puntland

Isimadda Puntland oo malmihii ugu danbeyey Garoowe uga socday shir ayaa Maanta soo sareen bayaan ku’aadan Doorashada Puntland kaas oo ay sheegeen inay u hogaansamaan Musharaxiinta iyo Gudiga qilaafaadka Doorashooyinka Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.