Daawo:Dib u dhis lagu bilaabay goobihii ay qarxiyeen Al-shabaab ee magaalada Muqdisho

qarax

Waxaa Dib u dhis lagu bilaabay goobihii ay qarxiyeen maleeshiyada Al-shabaab ee magaalada Muqdisho Gaar ahaan Golaha Hanuuninta iyo Madadaalada, waxaana qaraxyadaa Muqdisho ka dhacay ku dhintay dad Gaara 20 Qof oo isugu Jira kuwa Rayid ah iyo Shacab ah waxaana dhaawac kasoo gaaray Masuuliyiin ka tirsan Gobolka Banadir iyo Xildhibaanada Dowlada federaalka ah ee Soomaliya.

Qaraxaan qasaaraha Badan Gaystay ayaa waxaa Sheegtay kooxda Argagixisada Ah ee Alshabab kuwaas oo dilal Badan u gaystay Shacabk Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.