Waxgaradka Hiiraan oo Gudoomiya Gobolka Hiiraan Dambageedeedeyn usoo Jeediyey

dabageed

Odayaal Iyo Waxgarad Kulan Ku Yeeshay Magaalada Baladwayne ayaa Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Ku Eedeeyay In Uu Hurinayo Dagaaal Beeleedyo waxayna Madaxda Sarre Hirshabeele ka codsadeen inay waxka qabtaan dhibaatada Yuusuf Dabageed ku hayo Bulshada Hiiraan in wax laga qabto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.