Daawo:Xikdhibaan Odawaa oo kamida Kooxda Damjadiid ayaa eedeyn usoo Jeediyey Madaxwayne farmaajo

odawaa

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo kamida  kooxda Damjadiid kuwaas oo dhunsaday Mushaarka shaqaalaha Rayidka iyo kan Ciidamada Soomaliya mudo ka badan 9 Bilood ayaa waxuu eedeyn usoo jeediyey Dowlada Soomaliya ee Hogaamiye Maxamed Cabdulaahi Farmaajo asagoo sheegay in uu Madaxwaynaha Burburinaayo Maamul Goboleedyada iyo inuu weeraro Siyaasiyiinta.

Kooxda Damjadiid ee xasan shiiq Hogaamiyo ayaa waxaa lagu xasuustaa dib dhac iyo Burbur ay geysteen qaranimada ummada Soomaliyeed waxayna hada u suxul duubayaan inay dib dhac kale u gaysteen qaranimada ummada Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.