Daawo:Muqdisho Qaymaha lakala Siisto Kaluunka oo Kor ukaca Ku yimid

kaluun

Suuqyada Kalluunka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga dareemayo sara ukac & kalluunyari kadib dabeylo xoogan oo xilliyadan oo kale badda ka kaca, kuwaas oo sababa inuu yarado kaluunkii laga soo qaban jiray bada waana tan keentay sara ukacay ku yimid qaymaha kaluunka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.