Daawo:Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Eng Cabdixakiin (Camay) ayaa Shaaciyey inuu utaganyahay Xilka Madaxweyne kuxigeen

Madaxweyne ku xigeenka Puntland kana mid ah Siyaasiyiinta Puntland Eng Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa mar kale Garoowe kaga dhawaaqay in uu u tartamayo doorashada Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la qorsheeyay 8-da January Sanadka 2019-ka.

Munaasabadda uu ku shaacinayay qabashada xilka Madaxweyne kuxigeenka Puntland ayaa waxaa ka soo qayb galay Siyaasiyiin, Aqoonyahanno, Isimo,Haween iyo dhalinyaro isaga kala yimid xaafadaha ay ka koobantahay Caasimadda dowlad goboleedka Puntland ee Garoowe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.