Daawo:Madaxwayne Mustafe Cagjar oo lagu wareejinayo dambiilayaal kasoo fakaday oo Kismaayo kusugan

mustafe

Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland ayaa  marka hore waxuu tacsi udiray shacabkii ku dhintay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho kuwa dhaawacana waxuu ilaahay uga baryey inuu caafimaad dag daga siiyo, shacabka iyo dowlada soomaliyana waxauu ugu baaqaay in layska kaashado dagaalka looga soo horjeedo Alshaab.

Musharaxa Madaxwaynha Jubbaland ayaa waxaa kaloo sheegay inuu bilaabanayo dhawaan Kacdoon ka dhana Axmed Madoobe iyo shabaab kuwaas oo dhibaato ku haya Shacabka Jubbaland , Musharaxa ayaa waxaa kaloo sheegay in loo gacan galinayo dad dambiyo ka gaystay deegaanka soomalida opo Madaxwaynaha Deeganka Soomalida Mustaf Cagjar sheegay inay ku sugan yihiin Jubbaland Dhawaana qaar kamida ragii maamuli jiray Xabsi ogaadeenyo sheegeen inay u fakadeen Magaalada Kismaayo oo kamida yahay Khaalid Taliyaha Nabadsuga Jubbaland.

ugu dambayntii Musharaxa Cabdi Maxamed warsame Deeq Faandhe ayaa dowlada iyo shacabka Jubbaland ugu baaqay in laga qayb qaato lana dar dargaliyo dagaalka lagula Jiro Alshabab kuwaas oo dhibaatooyin badan ka gaystay deegaanada Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.