Daawo:Xildhibaanad ka tirsan Baarlamaanka Jubbaland oo Axmed Madoobe Kismaayo kasoo masaafuriyey

jubaland

Xildhibaanad Khadiijo aadan Cabdi “Khadiijo Kuwayd”oo ah Xildhibaanad katirsan Baarlamaanka Jubbaland oo Magaalada Kismaayo Kasoo Masaafuriyey Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe, Khadiijo oo loo soo masaafuriyey Magaalada Muqdisho ayaa waxay ka warbixisay dhibaatada  kajirta Magaalada Kismaayo.

Xildhibaanad Khadiijo Kuwayd ayaa waxay sheegtay in Dhibaato xun lagu hayo shacabka Jubbaland ee kusugan Magaalada Kismaayo waxaayna Dowlada Soomaliya ugu Baaqday inay usoo gurmato Shacabka iyo Xildhibaanada jubbaland ee Axmed madoob dil, dhac iyo handadaad ku hayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.