Daawo:Shilalka gaadiidka oo kusoo badanaaya magaalada Kismaayo

shil

Kismaayo, December 22, 2018 Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Jubbaland ayaa waxaa ka Muuuqda Jidadkeeda burbur Baahsan kadib markii maamulka uu Hogaamiye Axmed Madoobe uu indhaha ka qarsaday inuu wax kaqabto Bilicda Magaalada Kismaayo.

MaGaalada Kismaayo ayaa waxay leedaha hal waddo laami ah taas oo isku xirta garoonka diyaaradaha iyo Magaalada sidoo kale magaaladu waxay leedahay waddooyin kale oo jid-caddeyaal ah kuwaasi oo isku xira xaafadaha kala duwan ee magaalada.

MUdoouinkii Dambe waxaa aad ugu soo kordhaayey Magaaladsa Kismaayo shilalka gaadiidka kuwaasi oo sababay khasaare nafeed iyo mid hantiyeed, intii lagu gudo jiray bishaan December magaalada waxaa ka dhacay ilaa 15 shil gaadiid sida ay sheegayaan laanta Taraafika Magaalada Kismaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.