Daawo:Safiyo Tusmo oo Fariin adag u dirtay Deeqo Afro

Abwaanada Soomaliyee Safiyo Tusmo ayaa waxay Fariin isugu waaano iyo Talo udirtay Fananada Kale ee Deeqo Afro oo Baraha Bulshada soo dhigtay Video ka naxsaday bulshada Soomaliyeed kaas oo aysan laga Falinayn Deeqo Afro.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.