Daawo:Markii ugu Horaysay Puntland yeelato Haweenka Ilaalada u ah Musharaxiinta

puntland

Maamul Goboleedka Soomal;iyeed ee Puntland ayaa waxuu noqday meel ay Musharaxiinta Madaxwaynaha Puntland ay kusoo bandhigaan Ilaaladooda xaga Amniga oo oo si isku mid ulabisan, hadaan waxaa kusoo Biiray Musharaxiin Ilaaladooda ka dhigay Haween si heer sare ah u labisan.

Hadaba mid kamida Ilaalada Amniga Musharaxiinta ayaa waxay ka warbixisay siday u aragto shaqada ay hayso iyo aragtida Bulshada Puntland Munaasib Bashiir Nuur oo ah Ilaalada Gaarka ah ee Musharaxa Maxamed salad Qoryoolay waxayna sheegatay in dadka si fiican usoo dhaweeyeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.