Daawo:Agaasime Beeniyey eedeymo loogu jeediyay wasiirka Gaadiidka.

wasiir

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawada Soomaaliya Maxamed cabdullaahi Salaad (oomaar) ayaa warbaahinta qaar kamida waxay ka qoreen warar sheegaya in wasiirka loo xeray eedo la xiriira musuqmaasuq iyo Xatooyo xoolo dadwayne.

Hadaba Agaasimaha guud ee wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya Cali Gacal Gaabow oo beeniyay wararka lagu qoray warbaahinta oo eedeymo loogu jeediyay wasiirka wasaaradda gaadiidka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.