Akhriso:Xaaf oo sheegay inuu kala diray golaha deeganka Cadaado

xafsade

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaalle Xaaf oo xilka ka qaadeen Xildhibaanada Galmudug ayaa sheegay inuu kala diray golaha deeganka Cadaado waxuuna gudiga doorashada degmada Cadaado u magacaabay 6 qof oo labo kamid ah yihiin gudoomiyihii iyo kuxigeenkii Cadaado uu usoo magacaabay.

xaaf

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.