Akhriso:Madaxwayne Baasto oo ka horymid kala diristii golaha Deegaanka Cadaado

axmed baasto

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Maxamuud Baasto ayaa waxba kama jiraan ka dhigay Hadal qoraal ah oo Xaaf ku kala diray Golahii deegaan Degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, Maxdaxwayne Baasto ayaa sheegay Axmed Ducaale Xaaf inuu indhaha ka qarsanaayo Xilka qaadistii ay kusameeyeen Xildhibaanada Galmudug kadib markii uu dayacay Masuuliyadii Galmudug kuna Fashilmay Hogaanka iyo Horumarka Galmudug.

Madaxwayne Baasto ayaa waxuu faray Golaha deegaanka Degmada Cadaado inay sii wataan shaqadooda inta laga diyaarinaayo Doorashada Golaha deegaanka Magaalada Cadaado.
baasto

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.