Maqal iyo Muqaal:Aabe Ummada Soomaaliyeed ka codsadey in gabadhiisa 3 sano jir oo uu haleelay Cudurka Kansarka Lacaawiyo.

Aasiya Xareed warsame waa 3 Sano Jir uu haleelay Cudurka Kansarka kuna Nool Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud, waalidiinta dhalay Aasiya oo meelo badan oo dalka Gudihiisa Geeyey waxna looga qaban waayey ayaa waxay ka codsadeen Ummada Muslimiinta ah inay ka qayb qaataan sidii gabadhaan 3 Sano jirka ah Caafimaad dalka dibadiisa ah loogu qaadi lahaa.
Fadlan kala Xariira Aabaha dhalay Gabadhaan Xareed Warsame Tel:

00252612788453

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.