Daawo:Somaliland oo ka warbixinaysa waxa ku kalifay inay Madaxwayne Mustafe Cagjar la kulmaan

muuse

Magalada Tog-wajaale oo ku taalla xadka u dhaxeeya Itoobiya iyo Soomaaliland ayaa waxa ku kulmay Madaxwaynaha Deegaanka soomalida Mustaf Cagjar iyo Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee somaliland Muuse Biixi.

Labada dhinac ayaa waxaa kulan ku dhexmray Magalada Tog-wajaale waxaana looga Hadalay adkeynta dhinaca amniga , Ganacsiga iyo Horumarka Labada Deegaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.