Daawo:Muuse Biixi ayaa Xariga Ka Jaray Waddooyin Laga Hirgaliyey Gabiley

muusa

Madaxwaynaha Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xariga ka jaray wadooyin laga Hirgiliyey Gabilay, Maayirka Magaalada Gabilay MAxmed Aamiin Maxamed Cabdi iyo Barasaabka Gabilay ayaa waxay uga warbixiyeen Madaxwaynaha Wadooyinkaan laga hirgaliyey Gabilay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.