Daawo:Abiye Axmed oo dhimay Qiimaha Telefoonada Itoobiya

Ra’iiswasaraha Dalka Itoobiya ayaa waxuu ku amray Shirkada isgaarsiinta Dalka Itoobiya inay Qaymo dhimis ku sameeyaan Qaymaha Teleefanka Kaas oo Bulshada Itoonbiya Dhib wayn ku qabtay sababtoo ah Itoobiya kama jiraan shirkado kala duwan oo bixiya adeega Telefoonada.

Shirka isgaarsiinta Itoobiya ayadoo fulinaysa aMarkii Ra’iisalwasaraha Itoobiya ayaa waxay dhintay qaymaha Telefoonka taas oo ay soo dhaweeyeen Bulshada Itoobiya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.